Dowlada Kenya ayaa u yeertey safiirkeeda Soomaaliya, Lt General Lucas Tumbo si ay wadatashi ula yeeshaan.
U yeeristan ayaa lagu sheegey qoraal Wasaarada Arrimaha Dibada ee Kenya ay boggeeda soo dhigtey, in ay sabab u tahay go-aan ay ugu yeertey mid shaleyto leh oo laga xumaado sida ay dowlada Soomaaliya u beecgeysey shidaalka dhulbaddeedka Kenya ee dhaca xuduuda Soomaaliya.
Hoos ka dhageyso warbixin iyo wareysi arrintan ku saabsan. Falastiin Axmed Iimaan ayaa inoo haysa.
Warbixin.
Wareysi.