Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga: Dadka Caddaaladda u Raadsada Maxkamadaha Shabaab


Ku soo dhawaada barnaamijkii Bandhigga VOA oo toddobaadkan aan ku eegeyno dadka cadaaladda u raadsada maxkamadaha al-Shabaab iyo waxa ku kalifa. Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo diyaarisay soona jeedineysa.

Bandhigga VOA: Caddaaladda ay Shacabka u raadsadaan Shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:13:29 0:00

XS
SM
MD
LG