Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Weeraro Khasaare Sababay oo Muqdisho ka Dhacay


Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho waxay sheegayaan in qarax uu ka dhacay meel u dhow isgoyska KM5, halkaasi oo la sheegay inuu ku qarxay baabuur marayey. Warkan iyo qarax kale oo ka dhacay degmada Yaaqshid waxaa warkan nooga soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:00:54 0:00

Dhinaca kale, iska horimaad kooban ayaa maanta ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo kaas oo u dhaxeeyay maleeshiyada kooxda Al shabab iyo ciidanka dowlada oo bar koontarool ku leh deegaanka Makuudo.

Wax khasaaro ah kama dhalan dagaalka duleedka magaalada Baydhabo kudhexmaray kooxda shabab iyo ciidanka dowlada Koonfgur Galbeed. Koontaroolka ay Al-Shabab soo weerareen ayaa hadda waxaa gacanta ku haya ciidanka maamulka Koonfur galbeed.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG