Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faah-faahinta horyaalka Spain ee La Liga


Messi
Messi

Kooxda Barcelona ayaa xalay barbarro goolal la’aan ah la gashay naadiga Athletic Bilbao, waana todobaadki labaad oo ay Barcelona ka keeneyso horyaalka La Liga barbardhac.

Taasi ayaa uga dhigan hogaamiyaasha horyaalka, in ay 6 dhibcood oo kaliyah ka sarreyso kooxda Real Madrid oo Sabtidi 3-1 isaga reebtay kooxda ay isku magaalada yihiin Atheltico Madrid ayaa ciyaar xiiso laheyd oo ka dhacday Wanda Metropolitano ee kooxda Athelitico.

Goolasha waxaa kala dhaliyay Casemiro, Sergio Ramos iyo Grathe Bele. Real waxay hadda kaalinta labaad kala baxday Atheltico Madrid.
Sevilla oo ku jirta kaalinta afraad waxay xalay bareejo 2-2 ah la gashay Eibar.

XS
SM
MD
LG