Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Biixi iyo Oglan Baker oo ka wada hadley wada-hadalladii Somaliland iyo Soomaaliya


Madaxweynaha Somailand Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in ay dalbanayaan in wada-hadalladii u dhaxeeyay Somaliland iyo dowladda Soomaaliya ay dalal kale qayb ka noqdaan, ka dib markii ay midho-dhal noqon waayeen.

Madaxweyne Biixi ayaa maanta sidaas u sheegay ergayga dawladda Turkiga u magacawday wada-hadalladan Mr. Oglan Baker oo kulan kula yeeshay Hargeysa. Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:01:24 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG