Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Booliska oo ballan qaaday wax ka qabashada dilka askarta lagu eedeyo

Muqdisho
Muqdisho

Muddooyinkii u dambeeyay waxaa magaalada Muqdisho ku soo badanayay falalka dad shacab ah oo ku dhinta gacanta askar ka tirsan ciidamada Soomaaliya.

Taliska ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horeysay arrintaasi ka hadlay, oo ballan qaaday inay wax ka qabanayaan, sida uu Muqdisho kaga soo waramayo wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Booliska Soomaaliyeed oo isbaddal ballan qaaday
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:22 0:00

XS
SM
MD
LG