Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Shirkii Shidaalka Soomaaliya ee London


Shaki badan ayaa la geliyey shirkii ka dhacay magaalada London shaley ee looga arrinsanayay arrimaha shidaalka Soomaaliya. Shirkaasi ayaa waxa ay shirkada Spectrum oo ah shirkad aruurisa xogaha shidaal ku soo bandhigtey xogo ay ka soo uruurisey Soomaaliya.

Intii uu shirka socdey, waxaa bannaanka goobta uu shirku ka dhacaayey ku bannaan-baxayey dad Soomaali ah oo shirkaas ka soo hor jeedey. Haddaba warbixin ku saabsan shirkaas waxaa inoo heysa Falastin Axmed Imaan.

Dhageyso warbixin shirka shidaalka Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:42 0:00

XS
SM
MD
LG