Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Stacy Abrams oo u jawaabtay Trump


Stacey Abrams oo horey uga tirsaneyd golaha shrci-dejinta gobolka Georgia, islamarkaana si dirqi ah looga adkaaday doorashadii barasaabka gobolkaas ee 2018, ayaa bixisay jawaabta xisbiga Dimqoraadiga ee khudbaddii madaxwene Trump ee sanadlaha.

Abrams waxay carabka ku adkeysay baahida loo qabo in labada xisbi ee dimoqraadiga iyo Jamhuuriga ay wada shaqeeyaan si looga fogaado in lagu celiyo hakadkii ku dhowaad muddada 35-ka maalmood ahayd ku yimid holwihii dowladda, taasi oo shaqola’aan dhigtay in ka badan 800,000 oo shaqaalaha federaalka ka mid ah.

Abrams waxa ay sheegtay inay aad uga niyad jabsan tahay sida madaxweynaha uu u wajahayo dhibataooyinka dalka, ayada oo intaas ku dartay inaysan marnaba jecleyn inuu guul-darreysto.

Warbixintan waxaa noo soo koobaya Daandurey

Stacy Abrams oo u jawaabtay trump
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:59 0:00

XS
SM
MD
LG