Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa ka run ah waxyaabihii uu sheegay Trump?


Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa xalay shacabka iyo congress-ka Mareykanka u jeediyey khudbaddiisa sanadlaha ahayd.

Madaxweynaha ayaa waxyaabo badan ku sheegay khudbadda, kuwaas oo isugu jiray guulo uu sheegtay iyo ballan-qaadyo cusub oo uu sameeyey dadweynaha.

Waxyaabihii uu sheegay Madaxweynaha waxaa ku jiray qaar badan oo xaqiiqdooda aysan sax ahayn, kuwo marin habaabin lagu tilmaamay, tirooyin uu qalday iyo kuwo uu ka badbadiyay.

Xuseen Barre Aaden ayaa waxyaabihii ugu waaweynaa, Khudbadda ka dib la hubiyay inoo soo koobaya, waxaa la soo jeedinaya Ibraahim Xassan Daandureey.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:14 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG