Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xasan Sheekh oo socdaal ku tegay Beledweyne


Xasan Sheekh o tegay Beledweyne

Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, iyo masuuliyiin ka tirsan Xisbiga uu hogaamiyo ee Midawga Nabadda iyo Horumarka, ayaa socdaal ku tagay magaalada Beledwayne.

Waftiga Xasan Sheekh ayaa waxa ay halkaas kula kulmeen qaar ka mid ah mas’uuliyiinta, odayaasha iyo bulshada gobolka Hiiraan.

Xasan Sheekh ayaa ah musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, oo uu doonayo in mar kale dib loogu doorto.

Warbixintan waxaa Beledweyne nooga soo diray wariyaha VOA-da Xuseen Xasan Dhaqane.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:26 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG