Hay’adda cuntada iyo beeeraha adduunka xafiiskeeda qaabilsan falanqaynta cuntada iyo nafaqadarrada (FSNAU) ayaa sheegay in tiro ka badan 1.5 malyuun qof oo jooga Soomaaliya ay weli ku sugan xaalad cunno yari ba’an ama kasii liidata. Warbixinta ayaa intaas ku dartay in carruur ka badan 900 kun oo da’doodu ka yar tahay laga cabsi qabo inay inay nafaqo-darro lasoo deristo sannadkan 2019-ka.
Dhinaca kalena, Guddoomiyaha ha’yadda udiyaar garowga aafooyinka iyo kaydka raashinka Somaliland Faysal Cali Sheekh ayaa ka hadlay baahida djhinaca cuntada eek a jirta Somaliland.