Taliska Ciidmada Mareykanka ee Africa ayaa sheegay inay duqeyn ku dileen 24 xubnood oo ka tirsan ururka Al-Shabaab.
Dhinaca kale, maamulka Gobolka Hiraan ayaa sheegay in duqeynta lala beegsaday saraakiil iyo horjoogayaal ka tirsan ururka Al-Shabaab oo halkaa uu uga socday shir weyn.
Gudoomiye ku xigeenka dhinaca Amniga ee maamulka Hiiraan Cabdiraxiin Muxumed Taakooy ayaa duqeyntan uga waramay Maxamed Colaad Xassan.