Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey doontii ku degtay xeebta Jabuuti


Meydka tahriibe oo la sido
Meydka tahriibe oo la sido

Laba doonyood oo ay saarnaayeen tahriibayaal oo ka shiraacday deegaanka Godoria ee waqooyiga Bari dalka Djibouti talaadadii ayaa degay 30 daqiiqo un markii ay badda ku jireen.

Wararka ka imanaya Jabuuti waxay sheegayaan in la helay maydka ilaa 53 ka mid ah dadkii ku dhintay dooni ay la socdeen dad tahriibayaal ah, xeebta Obokh ee dalka Jabuuti maalintii shalay.

Hay’adda socdaalka muhaajiriinta IOM ayaa iyaduna sheegtay in shaqaalaheeda ku sugan Obokh ay soo tebiyeen in lasoo badbaadiyey 16 qof.

Wararkaasi ugu dambeeyay iyo shir looga hadlayo tahriibta oo Djibouti ka dhacay waxaa warbixintan nooga soo diray wariyaha VOA-da Ramadan Muuse.

Wararkii ugu dambeeyey doontii ku degtay xeebta Jabuuti
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:57 0:00

XS
SM
MD
LG