Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Wax-soosaarka Bariiska ee Beeraleyda Jowhar


Bariiska Jowhar

Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe waxa ay caan ku tahay wax soo saarka dalaga Bariiska, waana magaalada kaliyah ee lagu beero bariiska loo yaqaano bariis caddaha dadka qaarna ay u yaqaanaan Bariis Baarroow.

Inkasta oo sannadihi dhawaa ay aafyeen aabaaro iyo fatahaado, ayay sannadkaan beeraleeyda soo goysteen bariis, iyaga oo sidoo kalana diyaar u ah tacabka xilli beeraadka kale ee soo socda. Warbixintaan waxaa Beledweyne kasoo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:34 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG