Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faahfaahin laga bixiyey weerar lagu qaaday ajnabi ku xiran Muqdisho


Taliye ku xigeenka ciidanka asluubta Cabdikariin Cali

Mas’uuliyiinta ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyey shil ka dhacay xabsiga dhexe oo laba ka tirsan maxaabiista ay weerareen nin Brittan u dhashay oo absiga ku xiran.

Ninkan ayaa loo haysto inuu halis geliyey amniga dadweynaha kadib markii lagu qabtay sunta dadka ka ilmaysiisa isagoo isku dayaeyey inuu diyaarad raaco.

Maxaabiista weerarka gaysatay ayaa la sheegay in yihiin mintidiin xabsiga ugu xiran inay ka mid yihiin kooxaha argagixisada.

Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan nooga soo diray magaalada Muqdisho.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:36 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG