Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ajnabi ku Xiran Muqdisho oo la Daawacay


Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in dhaawac fudud uu soo gaadhay nin u dhashay dalka Biritan oo toddobaadkii hore loo gudbiyey xabsiga dhexe ee magaalada Muqdishu kadib markii lagu eedeeyey inuu halis geliyey nabadqabka dadweynaha iyo inuusan shaacinin walxaha qarxa oo uu haystay xilli uu isku dayayey inuu ka dhoofo garoonka diyaaradaha ee Muqdishu.

Ninkan ayaa la sheegay inay weerareen laba ka tirsan maxaabiista xabsiga oo lagu helay dambiyo la xiriira argagixisanimo.

Dhageyso Ninka Dhaawacmay
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:02 0:00

XS
SM
MD
LG