Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhallinyaro loo xiray kufsi ka dhacay Guriceel


Dadka ku nool deeganada Galmudug, gaar ahaan haweenka iyo dhalinyarada ayaa maalmihii u dambeeyay si carro leh uga jawaabay fal kufsi ah oo ay dhalinyaro u geysteen gabar reer Gurceel ah, kadibna ay baraha bulshada ku faafiyeen.

Maamulka degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa shalay galab Guriceel ku soo bandhigay afar dhalinyaro ah oo ay sheegeen inay ku eedeysan yihiin kufsigaas.

Wariaha VOA-da Gobollada Dhexe uga soo warama Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa warbixin uu arintaa ku eegayo Gaalkacyo nooga soo diray.

Dhallinyaro loo xiray kufsi ka dhacay Guriceel
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:26 0:00

XS
SM
MD
LG