Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sarkaal ka tirsanaa dowladda oo Muqdisho lagu dilay


Muqdisho

Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa saaka xubin ka tirsan shaqaala rayidka ah ee dawladda ku toogtay magaalada Muqdisho.

Marxuumka laga dilay ayaa lagu magacaabay Cabdi Maxamuud Cosobole (Cabdi Madoobe), waxaana uu ka tirsanaa xafiiska hanti dhowrka qaranka.

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda dilkan.

Seynab Abuukar ayaa warkan kasoo dirtay Muqdisho.

please wait

No media source currently available

0:00 0:00:58 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG