Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey baaritaanka weerarkii Nairobi


Muddo todobaad ah ayaa laga joogaa markii weerar qarax ku billowday ay rag hubeysan ku qaadeen hotelka Dusit D2 ee magaalada Nairobi.

Masuuliyiinta dalka Kenya ayaa dad kale u soo xirxiray weerarkaas.

Dhinaca kalena saraakiisha Kenya ayaa wacad ku maray inay ka hortagayaan in weeraro kale ay Kenya ka dhacaan.

Wariyaha VOA-da Maxamed Yuusuf ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Nairobi.

Maxamed Colaad Xassan ayaa soo jeedinaya.

Wararkii ugu dambeeyey baaritaanka weerarkii Nairobi
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:19 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG