Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dadaallo lagu sii daynayo Roobow oo socda


Dadaallo lagu sii daynayo Mukhtaar Roobow Abu Mansuur oo u xiran dowladda Soomaaliya ayaa ka socda magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay.

Dadaalladan ayaa waxaa wada guddoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Maxamed Mursal Cabdiraxmaan, maamulka Koonfur Galbeed iyo odayaasha dhaqanka beelaha Koonfur Galbeed.

Kadib caleemo saarkii todobaadkan ee madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-Gareen ayaa waxaa kulamo arrintan ku saabsan ay dhex mareen odayaasha dhaqanka madaxweynaha Farmaajo iyo gudoomiyaha baarlamaanka Maxamed Mursal.

Sahra CAbdi Axmed ayaa warbixintan ka diyaarisey kulankaasi.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:45 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG