Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad loo Xiray Qaraxii Nairobi


Ciidamada Kenya waxaa ay soo xireen ku dhowaad 10 qf oo laga soo kala qabtey gobolka Xeebta Kenya, iyo sidoo kale dhinaca Waqooyi Bari Kenya oo ay Somalida degto. Waxaa qabqabashada dadka ay daba joogtaa weerarkii hotelka DusitD2 ee dhacay Talaaddadii todobaadkan. Alshabab ayaa dhinac marka laga eego xoojisey weeraraddee Todobaadkan.

Kasokow, in Kenya ay weerareen, haddana deegaanka Deynuunaay ee gobolka Baay, Tuulada Baar-Sanguuni ee duleedka Waqooyi ee magaalada Kismaayo waxaa ka dhacay dagaal Alshabab ay askar ku laayeen ayagana looga diley dagaal-yahano badan, halkaasoo duqeyn ay ka geysteen ciidmada Mareykanka.

Haddaba, Maxey ka dhigtantahay Weeraradan Alshabab? Waxaa warbixintan ku eegayso Sahra Cabdi Axmed.

Dhagayso Warbixin Qaraxii DusitD2 dad loo qabtey
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:22 0:00

XS
SM
MD
LG