Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ku-xigeenkii Gudd. Doorashada oo Diiday sidii Xilka looga Qaaday


Guddoomiye ku xigeenkii Guddiga Madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka Sayid Sheekh ayaa ka diiday in xubinnimada guddigaasi uu waayey. Dhowaan ayaa xubnaha kale ee guddigu ay xilka ka qaadeen Guddoomiye ku xigeenka, isla markaana waxay sheegeen inuu waayey xubinnimadiisii.

Dhinaca kale, Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Xaliima Ibraahim Xaliima Yareey ayaa sheegtay in xilka qaadista ku xigeenkeeda loo maray sharciga isla markaana shauruucda guddiga oo ah mid baarlamaanka ansixiyay madaxweyne Xasan sheekhna uu saxiixay 2014. Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayey labadooduba u warameen.

Dhageyso Guddiga Doorashada
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:00 0:00

XS
SM
MD
LG