Ciidamada amniga ee Somaliland ayaa ka hadlay xarigga loo gaystay Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan ‘Cabdiraxmaan Abees” oo dhowaan lagu xiray magaalada Hargaysa, xarriggaasi oo xarun u doodda xuquuqda aadanaha oo ku taalla Hargaysa ay ku tilmaantay mid xadgudub ku ah xuquuqda hadalka. Sagal Mustafe Xasan Nuur ayaa warbxiintan nooga soo dirtay Hargaysa.