Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muran ka dhex oogan Turkiga iyo Mareykanka


Dowladda Turkiga ayaa mar kale ku celisay inay ka go’an tahay qaadista howlgal militari oo ka dhan ah jabahadda kurdiyiinta ee YPG ee bariga Syria.

Turkiga ayaa sheegay in qorshaheedda la dagaalanka argagixisada uusan ku xirneyn in Mareykanku uu ka soo baxo Syria iyo in kale.

Hadalkan ka soo Yeeray turkiga ayaa daba socda kii madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo isna ku diiday la-taliyaha amniga qaranka Mareykanka John Bolton dalab ahaa in Turkigu aanu waxyeelin dagaalyahannada Kurdiyiinta ee Syria kadib marka Mareykanku ka baxo Syria.

Nuur Xassan Nuur ayaa arrimahan ka wareystay Cabdinuur Daahir oo ah saxafi ka tirsan telefishinka TRT ee dowladda Turkiga, kuna sugan magaalada Istanbul.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:56 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG