Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Howlgallo ka socda gobolka Sh/Hoose


Ciidamada
Ciidamada

Ciidamo ka tirsan militariga Soomaaliya ayaa dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay howlgal ciidan ka waday gobolka Shabeellada Hoose.

Howl-galladan ayaa ciidamada waxay kula dagaalamayaan isbaarooyin sharci darro ah oo dadka iyo gaadiidka lagu dhibaateyn jiray.

Dhinaca kale waxaa maanta magaalada Baraawe ee gobolka tagay madaxweynaha maamulka Koonufr Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Laftagareen.

Hadaba wararkaasi iyo duqeymaha cirka ah ee uu Mareykanku ka fuliyay gobolka maalmihii u dambeeyay ayuu Ibrahim Xassan Dandureey ka wareystay gudoomiyaha gobolka Shabeelada Hoose Maxamed Ibraahim Barre.

Howlgallo ka socda gobolka Sh/Hoose
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:10 0:00

XS
SM
MD
LG