Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka Ganacsiga ee Shiinaha iyo Maraykanka


China US Trade
China US Trade

Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha waxaa Arbacadii shalay lagu soo gabagabeeyey shir dhinaca ganacsiga ah oo ay wada qaateen dalalka Maraykanka iyo Shiinuhu. Shirkan ayaa la doonayey in loogu gogol xaaro heshiis buuxa oo labada dal ay ka gaaraan ismari-waaga dhinaca tacriifadaha ee labada dal ay isku soo rogeen.

Haddaba waxyaabaha labada dhinac isku hayaan iyo cabsida in dagaal dhaqaale dhaco haddii labada dal is afgaran waayaan ayaa warbixintan nooga diyaariyey Maxamed Cabdi Sandhere.

Dhageyso Wadahadalka Ganacsi
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:35 0:00

XS
SM
MD
LG