Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu noqon karaa xiriirka Deni iyo dowladda dhexe?


Saciid Deni
Saciid Deni

Baarlamanka Puntland ayaa shalay madaxweyne u doortay Saciid Cabdullaahi Maxamed Deni, oo beddeli doona Cabdi Weli Gaas.

Madaxweynaha cusub ee Puntland ayaa xafiiska imanaya xilli uu xumaa xiriirka ka dhaxeeya madaxweynaha uu xilka kala wareegayo ee Gaas iyo dowladda federalka Soomaaliya.

xiriirkaasi xun ayaa qeyb ka ahaa khilaafka u dhaxeeya dowladda federaalka iyo golihii iskaashiga maamul goboleedyada Soomaaliya oo ay hadda ka hareen madaxweynayaasha Galmudug iyo Jubaland.

Hadaba waxa uu noqon karo xiriirka cusub ee Puntland iyo dowladda federaalka iyo waxa uu ka bedelli karo khilaafkii maamul goboleedyada iyo dowladda ayaa waxaa warbixin ay ku eegeyso Muqdisho ka soo dirtay wariyaha VOA-da Seynab Abuukar Maxamed.

Muxuu noqon karaa xiriirka Deni iyo dowladda dhexe?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:48 0:00

XS
SM
MD
LG