Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Trump oo jeediyey khudbad uu ku dalbanayo darbi


Madaxweynaha Maryakanka Doland Trump ayaa khudbad uu jeediyey kaga hadlay amniga xuduudda koonfureed ee Maraykanka.

Waxa uu sheegay in muhaajiriinta sharci-darrada ah ee Maraykanka imanaya ay khatar ku hayaan nolosha iyo dhaqaalaha dadka Maraykanka ah.

Markii uu madaxweynuhu hadalkiisa dhameeyey ka dib, waxaa iyaguna khudbad jawaab ah jeediyey, labada hogaamiye ee xisbiga Dimoqraadiga, Nancy Palosi oo Aqalka Hoose hogaamisa iyo Chuck Schumer oo Dimoqraadiga Aqalka Senate-ka hogaamiya.

Maxamed Cabdi Sandhere ayaa soo koobaya.

Dhageyso Khudbadda Trump
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:15:55 0:00

XS
SM
MD
LG