Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Dhibaatooyinka Tahriibta


Wadamo badan oo caalamka ah ayaa soo saaray sharciyo adkaynaya sida ay dadka magangalyo doonka ahi ku soo gali karaan wadamadooda.

Wadamada qaarkood waxay dhawaanahan ba ku hawlanaayeen adkaynta shuruucda u yaala dadka soo galootiga ah ee sharciyada la siinayo, halka dalalka qaarna ay sharciyadii kala noqonayaan dad ay hore sharciga degenaanshaha u siiyeen. Sharci kala noqoshada ayaa waxa asal looga dhigay nabad gelyo ka dhalata dalka ay marki hore ka yimaadeen.

Balse waxa marba marka ka dambaysa sii kordhaya, safarrada ismiidaaminta ah ee ay dadka Soomaaliyeed ugu tahriibayaan wadamada Yurub.

Sahra Ciidle Nuur ayaa warbixintan ku eegaysa nolosha dhib ka badan ee ay dhalin yarada Soomaalidu u maraan si ay u gaadhaan Yurub.

Tahriibe
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:08:46 0:00

XS
SM
MD
LG