Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi Gaar ah: Ilhan Omar


Ilhan Omar oo asal ahaan ka soo jeedo Somalia, noqotayna gabadhii ugu horaysay ee ku guulaysta xubinimada aqalka hoose ee Congresska, iyada oo xijaaban maalin kadib dhaarteedii, ayaa waxay waraysi gaar ah siisay laanta afsoomaaliga ee VOA.

Wareysigan gaar ayey Ilhan uga hadashay arrimo ay ka midyihiin xannibaaddii socdaalka ee madaxweyne Trump uu kusoo rogay dadka dhowr wadan oo Muslim ah oo Soomaaliyana ay ku jirto iyo waxey iyada uga dhigan tahay in ay ka mid noqoto aqalka congress.

Ilhan Ayaa Xafiiskeeda Congresska ugu warantay Sahra Cabdi Axmed.

please wait

No media source currently available

0:00 0:08:05 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG