Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaada: Go'aankii ay Dowladda ku Eriday Nickolas Haysom


Ergayga QM u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom.
Ergayga QM u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom.

Dhageystayaal Barnaamijkeenna Faaqidaadda Todobaadka waxa uu ku saabsanyahay, go’aankii ay dowladda Federaalka Soomaaliya ku eriday Nicholas Haysom oo ah ergayga QM u qaabilsan Soomaaliya.

Shalay danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cusmaan (Abuukar Baale) ayaa ku celiyay g'aankii dowladda ee ahaa in Mr. Haysom aanan laga rabin Soomaaliya.

Shalay markii uu soo dhamaaday kalfadhigi Golaha Amaanka ee magaalada New York oo ay ka hadleen Abukar Baalle iyo Nicholas Haysom, ayaa afhayeen u hadlay Qaramada Midoobay uu sheegay in Haysom uu weli yahay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, isla markaana aysan jirin go’aan rasmi ah oo ka soo gaaray dhinaca dowladda.

Hadaba ku soo dhawaada Barnaajinka Faaqidaadda, waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Maxamed Cabdi Xassan Sandheere.

please wait

No media source currently available

0:00 0:40:28 0:00

XS
SM
MD
LG