WASHINGTON. D.C —
Koox hubeysan ayaa saaka ku toogtay magaalada Muqdisho taliyihii saldhigga booliska ee degmada Warta-Nabadda ee horayna loo oran jiray War-dhiigleey ee gobolka Banaadir.
Faahrfaahinta warkan waxaa Muqdishu ka soo diray Wariyaha VOA-da Xassan Kaafi Qoyste.