Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Isimada Puntland oo ka hor-yimid go'aankii xukuumada


Puntland
Puntland

Qaar ka mid ah Isimada Puntland ayaa soo saaray go’aan ka hor imanaya, qaraar ay dawladda maamulka Puntland ay ku joojisay Wasiirada iyo Howlwadeenada dowladda federaalka in ay ku tagaan Puntland, inta lagu jiro xiliga doorashooyinka.

Shir ay Isimada ku yeesheen Garoowe ayaa qoraal ay kasoo saareen waxa ay ku sheegeen in muwaadin kasta oo Soomaali ah, oo dambi cad aan ka gelin Puntland, uu iman karo Puntland.

Faah faahinta warbixintaasi waxa Garoowe nooga soo diray wariyaha VOA Nuux Muuse Birjeeb.

Isimada Puntland oo ka hor-yimid go'aankii xukuumada
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:31 0:00

XS
SM
MD
LG