Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qoysaska Soomaalida ee Qaahira


Qoysas badan oo soomaali ah ayaa ku nool magaalada Qaahira kuwaasoo soo dalkaasi dagay xilliyo kala duwan oo badan wixii ka dambeeyay sanadkii 1991-kii. Dadka daggan magaaada Qaahira maaha ayaa isugu jira kuwa ka tagay Soomaaliya iyo kuwa ka yimid dalalka kale ee caalamka.

Dhageyso banraamijka Haweenka iyo Qoyska oo toddobaadkan ku saabsan nolosha iyo siyaabaha kala duwan ee ay qoysaskaasi ku yimaadaan Qaahira.

please wait

No media source currently available

0:00 0:11:16 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG