Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dumar Sameystay Sanduuq Dhaqaale


Haweenka iyo Qoyska
Haweenka iyo Qoyska

Haween ay tiradoodu ku dhow dahay ilaa iyo 150 oo dan yar ah oo ku nool magaalada Beledweyn ee gobolka Hiiraan ayaa sameystay sanduuq dhaqaale oo toddobad kasta maalinta jimacaha ah qofkiiba uu bixinayo $1 oo ay meel dhigtaan. Lacagtan ayay haweenku doonayaan inay ku daboolaan baahiyahooda iyo culeysyada dhaqaale ee la soo darsa.

Sanduuqan dhaqaale ee ay sameysteen dumarkan maaha mid ku yimid si laab la kac ah ee waxaa jira sababo iyo daruuf ay dumarkani uga maarmi waayeen hirgalintiisa.

Dhageyso Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska oo dhameystiran.

please wait

No media source currently available

0:00 0:11:11 0:00

XS
SM
MD
LG