Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Doorashada Puntland


Puntland
Puntland

Sideedda bishan waxaa Puntland ka dhacaya doorashada madaxweynaha mamaulkaas, oo ay dooranayaan xildhibaanada golaha wakiilada.

Qorshaha Puntland ayaa muddo ahaa in madaxweynaha ay soo doortaan shacabka, oo la qabto doorasho qof iyo cod ah, taasi oo mar kale dhici waysay.

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay waxa hortaagan inay dhacdo doorasho qof iyo cod ah. Nuux Muuse Birjeeb ayaa soo jeedinaya

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:38:33 0:00

XS
SM
MD
LG