Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hooyo seygeeda iyo walaasheed ku weysay qaraxyada Muqdisho


Qarax
Qarax

Hooyo Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Salaado Nur Xuseen ayaa VOA-da uga warbixisay uur kutaallada ay ku reebeen qaraxyo ka dhacay Muqdisho oo ay ku weysay seygeedii iyo walaasheed.

Salaado ayaa muddo 12 sano ah maqaayad ku leh taallada Xawa Taako ee aad ugu dhaw Tiyaatarka iyo Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho, waana goobt Sabtidi hore ay Al Shabaab ku weerareen qarax ismiidaamin ahaa.

Qaraxaasi ayay ku weysay walaasheed, halka uu dhaawac xun kasoo gaaray gabadh ay iyadu dhashay. Sidoo kale sannadki 2017-ki ayaa qarax sidaan oo kale ay isla goobtaan Al Shabaab ka geysteen ku weysay seygeeda.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa noo diyaarisay Sahra Cabdi Axmed.

Halkaan ka dhageyso warbixinta muruga badan
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:10 0:00

XS
SM
MD
LG