Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xasarado weli ka taagan dalka Sudan


Ururada shaqaalaha ee dalka Sudan iyo kuwa dadka xirfadlaaasha ah ay leeyihiin ayaa ku baaqay shaqo joojin guuod iyagoo ka ashtakoonaya qiimo koror ku dhacay rootiga iyo shidaalka dalkaas.

Isniintii shalayna waxaa shaqo joojin bilaabay dhaqaatiirta dalka Sudan, inakstoo ay sheegeen inay diyaar u yihiin inay la tacaalaan bukaanada xaaladaha deg deg ah ku jira.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda dalka Sudan ka wareysatay wariye Cabaas Maxamed Nuur, oo ka tirsan Teleshinka dowladda Soomaaliya, kuna sugan Khartoum.

Xasarado weli ka taagan dalka Sudan
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:41 0:00

XS
SM
MD
LG