Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Canada oo laga wacyi-gelinayo cudurada dhimirka

Cudurrada dhimirka iyo walbahaarka ayaa ah kuwa ay la noolyihiin dad badan oo ku nool caalamka kuwaasoo qaata dawooyin. Laakiin Soomaalida ayaa lagu sheegaa inay inta badan qarsadaan cudurradan.

Magaalada Toronto waxaa laga billaabay wacyigelin la xiriirta sidii dadka Soomaalida ah ee qaba cudurradan aysan u qarsan laheyn.

Wariyaha VOA-da ee Kanada Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan kasoo diray Toronto.

Soomaalida Canada oo laga wacyi-gelinayo cudurada dhimirka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:54 0:00

XS
SM
MD
LG