Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Isbeddelada Geeska Afrika iyo Ethiopia


Barnaamijka faaqidaadda waxa uu toddobaadkan ka kooban yahay laba qeyb. Qeybta koowaad waxa ay ku saabsan tahay saameynta ay isbeddelada Geeska Afrika ku yeelaan karaan Soomaaliya.

Qeybta labaad ee barnaamijkana waxay ku saabsan tahay isbeddelada Ethiopia iyo saameynta gobolka Soomaalida Ethiopia.

Barnaamijka waxaa soo Jabuuti kusoo diyaariyey Ramadaan Muuse.

Faaqidaadda Toddobaadka: Qeybta Koowaad
please wait

No media source currently available

0:00 0:39:19 0:00
Faaqidaadda Toddobaadka: Qeybta Labaad
please wait

No media source currently available

0:00 0:33:07 0:00

XS
SM
MD
LG