Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muuse Biixi iyo MustafE Cagjar oo kulmay


Muuse Biixi
Muuse Biixi

Waftiyo ay kala hoggaaminayaan madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia Mustafe Muxumed Cumar, ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalo-xuduudeedka Wajaale, gaar ahaan dhinaca Somaliland.

Kulankan oo saacado qaatay ayaa la isku-afgartay qodobbo dhawr ah.

Kulamadaasi kadib ayaa weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye waraysiyo la kala yeeshay labada madaxweyne, waxaanu waydiiyay arrimo la xidhiidha amniga, colaadda Soomaalida iyo Oromada ee dawlad deegaanka iyo sidoo kale hadallo ay labada dhinac hore isu weydaarsadeen oo dhinaca amniga la xidhiidha.

Waxaa horeeyey wareysiga madaxweyne Muuse Biixi, waxaana kadib xiga madaxweyne Cagjar.

Muuse Biixi iyo Mustaf Cagjar oo kulmay
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:12 0:00

XS
SM
MD
LG