Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashada K. Galbeed oo Maanta la Filayo


Xaaladda magaalada Baydhabo ayaa deggen, iyada oo la filayo in maanta ay halkaas ka qabsoonto doorashadii xilka madaxweyne ee maamulka K. Galbeed, Somalia.

Sida uu ku soo waramayo wariyaha VOA-da ee Baydhabo, Mukhtaar Maxamed Catoosh, ciidamada Ethiopia, kuwa dawladda Federalka ee Somalia, iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed ayaa aminga magaalada sugaya.

Ilaa shan tartame ayaa u taagan qabashada xilka madaxweyne ee maamulkaas.

Maxamed Cabdi Sandhere ayaa xaaladda amniga iyo doorashada la filayo ka wareystay wariye Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Dhageyso Doorashada K. Galbeed
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:06 0:00

XS
SM
MD
LG