Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu ka dhigan yahay kulanka Kheyre iyo Mursal ?


Kheyre iyo Mursal
Kheyre iyo Mursal

Guddoomiyaha baarlamanka iyo Ra'iisul wasaare Xassan Cali Kheyre ayaa ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xiisadda siyaasadeed ee haatan ka taagan Soomaaliya.

Haddaba wada-hadalkan bilowday xilli ay siyaasaddu cakiran tahay maxey uga dhigantahay khilaafkii taagnaa.

Su’aashaas iyo kuwo kale oo la xiriira ciidmada Mareykanka oo kordhiyay duqeynta Soomaaliya, ayaa Caasha Ibrahim Aaden weydiisay Xuseen Macallin, La-taliyihii hore ee dhinaca amniga ee xukumaddii Xassan Sheekh Maxamuud, haatanna ah madaxa xarunta Hiraal Institute oo ka faalaato amniga iyo afkaaraha xagjirnimada.

Muxuu ka dhigan yahay kulanka Kheyre iyo Mursal ?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:29 0:00

XS
SM
MD
LG