Isku aadka warreegga 16-aad ee koobka Champions Leauge ayaaa la sameeyay maanta. Waxa la ciyaari doonaa lugta koowaad ee kulamada 12-13 iyo 19-20 February, halka is aragga xigana uu noqon doono 5-6 and 12-13 March.
Lyon v Barcelona
Roma v Porto
Ajax v Real Madrid
Liverpool v Bayern Munich
Schalke v Manchester City
Atletico Madrid v Juventus
Manchester United v Paris St-Germain
Tottenham v Borussia Dortmund
Kulamada Manchester United iyo PSG; Liverpool iyo Bayern Munich iyo Atletico Madrid v Juventus ayaa ka mid ah kuwa indhaha sida gaarka ah loogu hayo.