Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Wasiir Cabdifataax Geesey


Wasiirka Howlaha Guud ee dowladda Somalia, Cabdifitaax Geeseey ayaa wareysi uu siisay VOA ku sheegay inuuu xilkaasi iska casilay, kadib markii sida uu sheegay ay dowladdu faregelin ku sameysay doorashada Koonfur Galbeed, sidoo kalena ay soo xirtay Mukhar Roobow.

Wariyeheena Caasha Ibraahim Aden (Caasho Cuud) ayaa khadka telefoonka ee Muqdisho ku wareysatay Wasiir Geeseey

Dhageyso Wareysi uu Wasiir Geeseey siiyay VOA-da.

Dhageyso Wareysiga Wasiir Geesey
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:11 0:00

XS
SM
MD
LG