Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya


Maxamed Mursal
Maxamed Mursal

Afhayeenka baarlamanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa idaacadda VOA siiyey wareysi dhinacyo badan taabanaya, xilli uu gacanta ku hayo mooshin ka dhan ah madaxweynaha Soomaaliya.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in xildhibaanada ay xaq u leeyihiin inay baarlamanka horgeeyaan mooshin, isaga oo intaas ku daray inay doonayaan inay wax saxaan.

Mursal ayaa sidoo kale wareysigan uga hadlay rabshado maanta ka dhacay magaalada Baydhabo, kuwaasi oo ka dhashay xariga Sheekh Mukhtaar Roobow.

Weriyaha VOA, Maxamed Colaad Xasan ayaa wareystay guddoomiyaha.

Wareysi: Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:11 0:00

XS
SM
MD
LG