Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey mooshinka Farmaajo


Farmaajo
Farmaajo

Magaalada Muqdisho waxaa weli ka oogan murankii ka dhashay mooshin xil ka qaadis oo ay qaar ka mid ah xildhbaanada baarlamanka Soomaaliya ka gudbiyeen madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Warqad uu soo qoray xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Soomaaliya Cabdikariim Xaaji Cabdi (Buux) ayuu ku sheegay in mooshinkii madaxweynaha laga gudbiyay uu buray, ka dib markii 14 ka mid ah 92-kii xildhibaan ee ku qornaa ay sida uu sheegay cabasho u gudbiyeen baarlamanka, iyagoo sheegay in magacyadooda lagu been abuurtay, sidaa daraadeedna uu mooshinku buuxin waaway shuruudii xagga tirada.

Wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa wararkii ugu dambeeyay ee xumadda siyaasadeed ee Soomaaliya ka soo diray warbixintan.

Wararkii ugu dambeeyey mooshinka Farmaajo
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:12 0:00

XS
SM
MD
LG