Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamij gaar ah: Qoraalkii farta Af-Soomaaliga


Farta Af-Somaaliga
Farta Af-Somaaliga

1972-dii waxa ay ku asteysan tahay sanadkii la qorey farta afka Soomaaliga ee xaruufaha laatiinka loo isticmaalo.

Dadaal dheer oo mudo soo socdey ka dib ayey dowladii xilligaas jirtay ku go’aamisay in la qaatey fartan xarfaha laatiinka ah ee aynu maanta isticmaalno.

Hasa ahaatee, dowladii fuliysay qaadashada fartan iyo guddigii afka Soomaaliga midkoodna ma sheegin qofki ama kooxdii ku qaabeysay afkeena hooyo farta laatiinka.

Waxa qorey Shire Jaamac Axmed iyo ma qorin ee guddiga ayaa wadajir u sameeyey ayaa u xoog badnaa doodda. Balse daarasad cusub ayaa faah faahin intaas ka dheer soo bandhigtey.

Warbixin sadex qaybood ah oo aan ku eegeyno daraasadda iyo labo sulaal oo ka mid ah mirihi qodobadii ka dhashey, waxaa noo hayo Jaamac Buulle Jaamac.

Lifaaqyadan hoose waxaad ka heli kartaa qoraallo iyo farshaxan muujinaya farihii iyo qoraalkii afka Soomaaliga.

Farta
Farta

(1) Warbixintii 1961 ​(2) Warbixintii 1966 ​(3) Iftiinka Aqoonta.

Barnaamijka farta af-Soomaaliga
please wait

No media source currently available

0:00 0:15:24 0:00
Barnaamijka farta af-Soomaaliga - Qeybta labaad
please wait

No media source currently available

0:00 0:17:01 0:00

Barnaamijka Afka Soomaaliga Q. 3aad
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:14 0:00

XS
SM
MD
LG