Lix ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay hawlgal xalay ka dhacay degaanka Basra oo u dhow magaalada BALCAD, sida ay sheegtay hay’adda nabadsugidda Soomaaliya.
Haya’adda nabadusgidda qaranka ee NISA ayaa sheegtay in hawlgalkaasi sidoo kale lagu soo qabtay mid ka mid ah maleeshuityada al-shabaab.
Hadal qoraal ah oo maanta ka soo baxay taliska maraykanka ee Africa ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in weerarkaasi lala beegsaday al—shabaab lagu dilay 4 ka tirsan maleeshiyada al-shabab