Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Khilaafka Gaas iyo Camey


Puntland

Barnaamijkii Faaqidaadda Todobaadka waxa aan maanta ku eegeynaa khilaafka siyaasadeed ee maamulka Puntland, gaar ahaan muranka ka oogan magacaabista guddiga xalinta khilaafaadka doorashada, ayada oo laba guddi oo kala duwan ay kala magacaabeen madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa. Sahra Cabdi Cabdi ayaa soo jeedineysa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:36:18 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG